Safarkaab waxay u dhisaan shirkadaha iyo hay'adaha nidaamyo software ah oo fudud, ammaan ah, oo la isku halayn karo — sida Wehliye System iyo Soypa.
Sababaha shirkadaha iyo hay'adaha ay Safarkaab u doorbidaan.
Nidaam kasta waxaa loo dhisaa qaab gaar u ah baahida ganacsigaaga, ma aha mid isku mid ah oo dhammaan macaamiisha.
Xogtaada waxaa lagu ilaaliyaa heerar amni oo casri ah, oo leh maamul users iyo roles oo la xakameeyo.
Waxaan ku dhisnaa nidaamyada xawaare, si aad si dhaqso ah ugu bilowdo isticmaalka nidaamkaaga cusub.
Kadib marka aad nidaamku bilaabo shaqada, waxaan sii wadnaa taageero iyo cusboonaysiin joogto ah.
Nidaamyada aan dhisnay ee shirkadaha iyo hay'adaha ka caawiya hawlahooda maalinlaha ah.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Faahfaahin dheeraad ah →Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Faahfaahin dheeraad ah →Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.
Faahfaahin dheeraad ah →Nidaam maareeya arday, macallimiin, dhigmooyinka, iyo lacag-bixinnada dugsiyada.
Faahfaahin dheeraad ah →Nidaam maareeya bukaanka, ballamaha, iyo diiwaannada caafimaad ee isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka.
Faahfaahin dheeraad ah →Waxaan u dhisnaa shirkadaha iyo hay'adaha nidaam gaar u ah baahidooda, mid aan liiskan ku jirin.
Faahfaahin dheeraad ah →Nala soo xiriir si aan kuula hadalno baahida ganacsigaaga.