Ku Saabsan Safarkaab

Bar aqoon shirkadda Safarkaab iyo waxa aan rumeysanahay.

Safarkaab waa shirkad ku takhasustay dhisidda nidaamyada software-ka ee ganacsiga, oo u adeegta shirkadaha, ururrada, iyo hay'adaha rabta inay farsamada ku horumariyaan hawlahooda maalinlaha ah. Waxaan bixinaa adeegyo laga bilaabo maareynta xisaabaadka ilaa nidaamyada maamulka xubnaha, iyo horumarin custom ah oo kula habboon baahida gaarka ah.

🎯
Himiladeena

Inaan ka caawino ganacsiyada Soomaalida inay farsamada ku horumariyaan hawlahooda maalinlaha ah.

👁️
Aragtideena

In Safarkaab noqoto shirkadda ugu horeysa ee horumarinta nidaamyada software-ka ee Soomaaliya.

💡
Qiyamkeena

Tayo, daacadnimo, iyo taageero joogto ah oo aan siinno macaamiisheena.

Kula shaqeyso Safarkaab

Nala soo xiriir maanta si aan u bilowno mashruucaaga.

Nala Soo Xiriir