Nidaam dhammaystiran oo maareeya invoices, kharashaadka, lacag-bixinnada, iyo warbixinada faa'iidada/khasaaraha — sida Wehliye System oo aan u dhisnay.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.