📊

Travel Management System

Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.

Faahfaahinta Adeegga

Travel Management System waa nidaam dhammaystiran oo maareeya xisaabaadka shirkadda — invoices, vouchers, lacag-bixin (payables), iyo warbixino xisaabeed oo si toos ah loo soo saaro. Waxaa loogu talagalay shirkadaha u baahan maaraynta lacagta iyo la socodka dakhliga iyo kharashka si sax ah.

Waxa uu Bixiyo

  • ✅ Maaraynta Invoices iyo Vouchers
  • ✅ La socodka Payables/Receivables
  • ✅ Warbixino xisaabeed oo toos ah
  • ✅ Maamulka Users iyo Roles
  • ✅ Amniga xogta ee heerka sare

Adeegyo Kale