📱

Mobile Applications

App-yo mobile ah (Android/iOS) oo loo dhisay ganacsiga iyo adeegyada.

Faahfaahinta Adeegga

Waxaan dhisnaa applications mobile ah oo shaqeeya Android iyo iOS labadaba, kuwaas oo ku xiran server/backend si loo maareeyo xogta si toos ah.

Waxa uu Bixiyo

  • ✅ Naqshad UI/UX oo Casri ah
  • ✅ Android iyo iOS labadaba
  • ✅ Xidhiidh API oo Ammaan ah
  • ✅ Push Notifications

Adeegyo Kale