Nidaamyada Digital-ka ah ee Ganacsigaaga Horumarinaya.

Safarkaab waxay u dhisaan shirkadaha iyo hay'adaha nidaamyo software ah oo fudud, ammaan ah, oo la isku halayn karo — sida Wehliye System iyo Soypa.

📊
+24%Hormar bishaan
✅ Invoice la diray
🔒 Xogtu waa Ammaan
20+Nidaam oo la dhisay
100%Custom loogu talagalay ganacsigaaga
24/7Taageero & Support

Maxaad Naga Heli Kartaa

Sababaha shirkadaha iyo hay'adaha ay Safarkaab u doorbidaan.

🎨

Naqshad Custom ah

Nidaam kasta waxaa loo dhisaa qaab gaar u ah baahida ganacsigaaga, ma aha mid isku mid ah oo dhammaan macaamiisha.

🔒

Ammaan Sare

Xogtaada waxaa lagu ilaaliyaa heerar amni oo casri ah, oo leh maamul users iyo roles oo la xakameeyo.

Dhis Degdeg ah

Waxaan ku dhisnaa nidaamyada xawaare, si aad si dhaqso ah ugu bilowdo isticmaalka nidaamkaaga cusub.

🤝

Taageero Joogto ah

Kadib marka aad nidaamku bilaabo shaqada, waxaan sii wadnaa taageero iyo cusboonaysiin joogto ah.

Adeegyada Muuqda

Nidaamyada aan dhisnay ee shirkadaha iyo hay'adaha ka caawiya hawlahooda maalinlaha ah.

Ku Saabsan Safarkaab

Safarkaab waa shirkad ku takhasustay dhisidda nidaamyada software-ka ee ganacsiga, oo u adeegta shirkadaha, ururrada, iyo hay'adaha rabta inay farsamada ku horumariyaan hawlahooda maalinlaha ah. Waxaan bixinaa adeegyo laga bilaabo maareynta xisaabaadka ilaa nidaamyada maamulka xubnaha, iyo horumarin custom ah oo kula habboon baahida gaarka ah.

Wax Badan Ka Ogow
Xawaare

Nidaamyo la dhiso oo si degdeg ah loo geeyo suuqa.

🔒
Ammaan

Xogtaada waxaa lagu ilaaliyaa heerar amni oo casri ah.

🤝
Taageero

Waxaan sii wadnaa taageero kadib marka nidaamku shaqeeyo.

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Nala soo xiriir si aan kuula hadalno baahida ganacsigaaga.

Codso Adeeg Hadda