Waxaan u dhisnaa shirkadaha safarka (travel agencies) nidaam maareeya xujiyada dalxiiska, tigidhada duulimaadka, xisaabaadka macaamiisha, iyo warbixinada iibka — dhammaan hal meel oo la maamuli karo.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.
Nidaam u dhisan ururrada iyo hay'adaha si ay u maareeyaan xubnaha iyo hawlahooda.