🏨

Hotel Management Systems

Nidaam maareeya qolalka, dalabyada, iyo macaamiisha hoteellada iyo guryaha martida loo qaabilo.

Faahfaahinta Adeegga

Nidaam loogu talagalay hoteellada si ay u maareeyaan bukingka qolalka, adeegyada martida, iyo xisaabaadka, iyada oo la hubinayo in qol kastaa uu si sax ah loo maareeyo waqti kasta.

Waxa uu Bixiyo

  • ✅ Maaraynta Bukinka Qolalka (Booking)
  • ✅ Adeegyada Martida
  • ✅ Xisaabaadka iyo Invoices
  • ✅ Warbixino Joogto ah

Adeegyo Kale