Nidaam dhammaystiran oo dugsiyada iyo jaamacadaha ku maareeyaan diiwaan-gelinta ardayda, xaadirinta, natiijooyinka imtixaanka, iyo lacag-bixinnada, iyada oo waalidiintuna ay heli karaan xog toos ah.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.