Nidaam CRM ah oo kaa caawiya inaad la socoto xiriirka macaamiishaada, fursadaha iibka, iyo taageerada macaamiisha, dhammaantood hal meel.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.