Nidaam loogu talagalay ururrada rabta inay si fudud u maareeyaan xubnahooda, warbaahinta, iyo hawlaha maalinlaha ah — diiwaan-gelin, ansixin, iyo warbixino.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.