Waxaan dhisnaa applications web-based ah oo shaqeeya browser kasta oo internet ah — laptop, tablet, ama mobile — iyada oo aan loo baahnayn in la install-geliyo.
Nidaam maaraynta xisaabaadka, kharashaadka, iyo lacag-bixinnada shirkadaha.
Nidaam dhammaystiran oo maareeya xujiyada, tigidhada, iyo macaamiisha shirkadaha safarka.
Website + nidaam maaraynta xubnaha ee ururrada iyo hay'adaha bulshada.